Drs Edna Adan Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps - October 31, 2023 #Drs_Edna_Aadam Ayaa Saaka Bookhasho Ku Tagtay Dugsiga Sare Salaama Girls | Hargeysa | Waxaana Madashaas Lagu Gudoonsiiyey Shahaado SharafSalaama Schools Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments
- April 10, 2025 Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka JSL Axmed Cumar X.Cabdulahi -Xamarji oo ay wehelinayaan Maayarada Hargeysa Abdikarim Ahmed Mooge Berbera Moyir Cabdishakuur Cidin , Boorama, Gebilay, Tog-Wajaale iyo Masuulin kale oo ka tirsan Dawladda ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah oo ay soo qaban-qaabiyeen Hay'adda City Alliance iyo Jaamacada Jigjiga, kaasoo maanta ka furmay Magaalada Adisababa ee Dalka Itoobiya. Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda Magalooyinka uu maro corridoku, kaasoo isku xidha Magaalooyinka Berbera iyo Addis-Ababa, (the East African City Corridor Dialogue). Shirkan ayaa lagaga hadlayaa Iskaashiga Gobolka, isu-socodka Ganacsiga, Isbedelka Cimilada, horuumarinta Magaalooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Read more
- February 26, 2025 Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii suuqa Idaacadda Hargeysa JSL oo ka mid ah suuqyada ugu dhaqdhaqaaqa badan guud ahaan caasimada Hargeysa. Maaha markii koowaad ee ay Telesom Group ka qaybgasho musiibooyin dalka iyo dadka ku habsatay, dhawaan ayuun bay ahayd markii aannu gacan weyn ka gaysanay musiibadii Suuqa Waaheen Hargeysa, Wajaale iyo khasaaraha dabka suuqii Taywaan ee magaalada Jigjiga, waana waajib na saaran, waananu sii wadi doonaa taakulaynta iyo taageerada bulshadeenna. #suuqaidaacadda #telesomgroupfoundation #telesomgroup Read more
Xaflada sanad Dugsiyeed Al hayaat schools - October 19, 2023 Guddoomiye kuxigeenka waxbarashada gobolka M.jeex Saleebaan Siciid Saleebaan ayaa ka qayb galay munaasibada loo qabtay Arday dhammaysatay Qur'aanka Kariimka ah iyo ardeydii kaalmaha hore ka gashay Imtixaankii dugsiga ee sannad dugsiyeedka 2022-2023-ka ee dugsiga hoose/dhexe Almis ee caasimada Hargeisa. Guddoomiye kuxigeenka waxbarashada gobolka M.jeex Saleebaan Siciid Saleebaan oo munaasibadaa ka hadlay ayaa kula dardaarmay waalidiinta iyo macallimiinta dugsiga Almis, in ardeyda waxbarashada halkaa looga sii wado oo ay ku dedaalaan in aanay dayacin dedaalkaa la geliyey. Read more
Comments