Xaflada sanad Dugsiyeed Al hayaat schools













 Guddoomiye kuxigeenka waxbarashada gobolka M.jeex Saleebaan Siciid Saleebaan ayaa ka qayb galay munaasibada loo qabtay Arday dhammaysatay Qur'aanka Kariimka ah iyo ardeydii kaalmaha hore ka gashay Imtixaankii dugsiga ee sannad dugsiyeedka 2022-2023-ka ee dugsiga hoose/dhexe Almis ee caasimada Hargeisa.


Guddoomiye kuxigeenka waxbarashada gobolka M.jeex Saleebaan Siciid Saleebaan oo munaasibadaa ka hadlay ayaa kula dardaarmay waalidiinta iyo macallimiinta dugsiga Almis, in ardeyda waxbarashada halkaa looga sii wado oo ay ku dedaalaan in aanay dayacin dedaalkaa la geliyey.

Comments

Popular posts from this blog