Guddoomiyaha Wax-barashada gobolka Maroodi-jeex ayaa ka jawaabay warar been abuur ah oo laga faafiyay dugsiga sare ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ee Magaalada Hargeysa
Get link
Facebook
X
Pinterest
Email
Other Apps
Comments
Popular posts from this blog
-
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka JSL Axmed Cumar X.Cabdulahi -Xamarji oo ay wehelinayaan Maayarada Hargeysa Abdikarim Ahmed Mooge Berbera Moyir Cabdishakuur Cidin , Boorama, Gebilay, Tog-Wajaale iyo Masuulin kale oo ka tirsan Dawladda ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah oo ay soo qaban-qaabiyeen Hay'adda City Alliance iyo Jaamacada Jigjiga, kaasoo maanta ka furmay Magaalada Adisababa ee Dalka Itoobiya. Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda Magalooyinka uu maro corridoku, kaasoo isku xidha Magaalooyinka Berbera iyo Addis-Ababa, (the East African City Corridor Dialogue). Shirkan ayaa lagaga hadlayaa Iskaashiga Gobolka, isu-socodka Ganacsiga, Isbedelka Cimilada, horuumarinta Magaalooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha.
Comments