Xaflad dugsiga Abuhuraya





















 Gudoomiye ku-xigeen gobolka maroodi-jeex Saleebaan Siciid Saleebaan ayaa ka qayb galay Xaflada Abaalmarinta Ardaydii ugu saraysay sanad Dugsiyeedka 2022/2023 Ee dugsiyada Abu hurayra Secondary school.



Gudoomiyaha oo halkaasi ka hadlay ayaa ardayda kula dardaarmay inay ku dadaalaan waxbarashada.

Comments

Popular posts from this blog

Photo Dayib guray