Agaasimaha shaqo galinta iyo arimaha Bulshada
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay, wefti ka socday dalka Spain qaybtiisa Horumarinta Bini’aadantinimada iyo Hay’adda Plan-International.
Waxaana kulankaa ku wehelinaayey madaxa u sareysa xafiiska Plan-International Somaliland Marwo Sacdiya caalin iyo saraakiisha Xafiiska somaliland.
Kulankan ayaa diirada lagu saaray arrimaha mudnaanta u leh Wasaaraddaasi iyo arrimaha horumarineed ee dhanka darteelka bulshada.b
Comments